5 Caado ( Habits ) oo ay ka simanyihiin Qubarada Suuq Geynta Casriga ( Digital Marketing ).
- Yahye C Mohamed
- Apr 22, 2024
- 1 min read
Updated: Mar 31
Salaam Boss!
inkabadan 500+ arday oo ka Qalin bedashay Koorsooyinka Oraad Marketing institute iyo Ganacsiyo an la shaqeeynayay 2-dii sano ee lasoo dhaafay ayaan ku arkay arinkaan.
Malahan Qorshooyin, Nidaamyo iyo Caadooyin ay maraaan xayaysiimaha ay diyaariyaan ama rooraan Qaasatan Digital Marketing-ka.
inta badan waxaa dhacda in aysanba ku baraaruksanayn oo Warcelintii aan aruurinay waxa ay tusinaysaa in 85% ardaydu ama Suuq Geeyayasha Digital-ka ogayn Maadaama ay adeegsadaan Boosting Post oo keliya.
Hadii aad Boost Post Adeegsan Jirtay ama aad iska xoogsan jirtay iidhah-yada Facebook & Instagram adigoon baran bilow ilaa dhamaad ama adanba adeegsan habab iyo istaratiijooyin inbadan la lafa guray Hadaba Joogso.
oo Baro tabooyinka iyo caadooyin-ka ay leeyihiin dadka qubarada ku ah diyaarinta, Roorista iyo Maamulida Olo-layaasha suuq geynta ee Casriga Gaar ahaan Meta Platforms ( Facebook, Mesenger, Instagram & Whastapp )

Comments