top of page
DOORO XIRMADA
Ku Haboon Ganacsigaaga.
Xirmada Dahabi
Bishii 250$
Adeegyada Xirmadaan
4 Campaigns with Multiple ad sets & ads Monthly
Build / Re-brand Business Meta Accounts
Create Business Manager Account & Management
Create Ads Manager Account & Management
Marketing Funnel ( Facebook, Instagram & WhatsApp )
Brand Marketing Strategies
Brand Content Strategy
Twice 45 Minute Marketing Consultations
24/7 Support with Marketing Campaigns
Shuruudaha Lagama Maar-maanka ah Loona Baahanyahay in uu Ganacsaduhu Buuxiyo.
Waa in uu Ganacsaduhu ku maal gashan karo 500$ xayaysiimaha bishii.
Ganacsaduhu Waa in uu aqoon u leeyahay iibka & Ganacsiga.
Ganacsaduhu Waa in uu fahansanyahay Natiijooyinka & Hababka Suuq Geynta Guud ahaan.
Ganacsaduhu waa in uu hore isugu deyay Suuq Geynta ( Online ama Offline )
Waa in uu Garanayo ama wax uga bilaaban yihiin Ganacsadaha Luuqada English-ka
Boosaska Banaan ee Ganacsigaagu Mid kamid ah xajisan karo waa 4 Boos oo keliya.
4 Ganacsi ayaan bil kasta u abuurna olole suuqgeyn ee baraha bulshada ( Facebook & Instgarm ) si aan u joogteyno Tayada iyo Ahmiyad siinta Ololaha xayaysiimed ee aan u abuureyno Ganacsiyada nagu aaminay Ololahooda suuqgeyn"
Nagala soo xiriir Whatsapp
.png)
bottom of page