30 Maalmood ku Baro Qaabka Loo xiro Xisaabaadka Shirkadaha Financial Statements & Analysis
​High Demand Skill
Maku Jahwareersanayd in Mudo ah Lasocosha-da xisaabadka Ganacsigaaga.
Ganacsatada soomaaliyeed waa xoogsato inta badan ( Hustlers ) oo Waxa ay xooga saaraan Dhinaca iibka, Keydka iyo Daymaha Ganacsiga oo lama socdaan FAA'IIDADA & HOOS u dhaca Ganacsigooda ilaa Dhamaadka sanadka......
​
Xiligaa oo la xiro xisaabaadka.......
Sababta ugu weyn waxaan dhihi karaa Maadama 98% Ganacsatada soomaaliyeed ay yihiin Small Business Owners ( Hantiilayaal Ganacsiyo yaryar ) oo Curiyayaal Ganacsi ah ( Self Made Entrepreneurs ) Waqti uma hayaan in ay dhanka Xisaabaadka ama Accounting-ka Bartaan si Profesional ah oo ay xaadiraan Xarumaha ama Goobaha Waxbarashada.
Sidaa Darteed ayaan Koorsadaan u diyaariyay aad ku Baran kartid 30 Maalmood ama ka Yar Maadaama ay dadaalkaaga ku xirantahay si toos ahna u abaarayso Barashada Bilow ilaa dhamaad diyaarinta xisaab xirada Ganacsiyada iyo falanqeyntooda ( Financial statements & Analysis ) 80% Waa Practical Koorsadu.
si aan u Rumeyno Hadafkeena ah Hubinta in Qof kasta ee iska diiwaan geliya Koorsadaan uu Barto xirfadaan si dhameystiran waxaan kuu diyaarinay Telegram Group aan si toos ah kaga jawaabno su'aalaha ardayda Habeen kasta oo Khamiis ah isbuucii.
Waa Hubaal 100% in aad Baran doontid Diyaarinta Financial statements & Analysis Hadii ad dadaasho Kana Faa’ideysato Caawinaada aan diyaar kuula nahay 24/7.
3700+
Arday Ayaa ka Faa’ideystay Koorsooyinka aan bixino ee ku dhisan horumarinta Xirfadaha Mudo Sanad & Bar ah oo iskuulku furnaa.
Course Curriculum
1: Financial Statements Basics ​​​
Inta aadan u gudbin Diyaarin Financial Statements Waxaa muhiim ah in aad fahantid aas-aaska (Basics) sida Retained Earnings, Dividends, Assets, Direct Cost of Goods Sold iyo Kuwa kale si aadan ugu jahwareerin Inta aad ku jirto Diyaarinta Financial statements-ka Erayadaan.
2: Income Statements ​
Diyaarinta Income Statement Bilow ilaa dhamaad si aad u ogaatid % Imisa ayaad ka Faa’iiday Guud ahaan iibkii aad Sanadkaa Sameyday (Profit Margin) iyo Net Income oo ah Lacagtii aad Faa’iiday Marka Lakala Jaro Dakhligii kusoo galay iyo Qarashkii kaaga baxay.
3: Balance Sheet Statement ​
Diyaarinta Balance Sheet statement oo ah tan loogu isticmaalka badanyahay markii la xirayo xisaabaadka sanadlaha ee shirkadaha Waayo waxa lagu diyaariyaa Hantida shirkada, Daymaha Shirkada Lagu leeyahay, Zako xisaabinta iyo in la ogaado inta Lacag ah ee ku korortay Hantida Shirkada.
4: Cash flow Statement​
Cash Flow Statement Waa Muhiim Waxa ayna Ganacsatada u sahlaysaa in ay ogaadaan Halka Shirkada Dakhligu kasoo galo iyo Halka uu ku baxo si loola socdo habka uu Company-gu u Maamulo Hantidiisa Cash-ka.
5: Financial Ratios ​
Financial Ratios Waa Hab-falanqeynta Financial Statements ( xisaab xirada kadib ) Waxaa lagu baaraa Jawaabo badan oo ay kamid yihiin Ganacsigaan Masii Shaqeyn karaa oo Cash ku filan Mahaysataa Hab maamulka daymaha ka maqan shirkada iyo Ratios kale o muhiim ah.
6: Organizing & Saving Financial Reports​
Module-kaan Waa Muhiim waayo waxaad ku baran doontaa Habka xogtii aad diyaarisay ee ahayd xisaab xirka & Falanqeynta dhaqaale ( Financial statements & analysis ) aad u keydin lahayd sidoo kale aad ula wadaagi lahayd xubnihii shirkada maal gashtay halka ay mareyso lacagtii ay maal gashteen iyo xog guud oo ku saabsan xisaab xirka sanadka.
Course inclues...
54 Cashar ( Maqal iyo Muuqaal )
Course Exercise Files
Cheat Sheets + Workbooks
Course Quizzes
Financial statements EBook (Af Soomaali)
Kamid noqo 500+ Arday oo Hada Baranaysa Koorsadaan FINANCIAL STATEMENTS COURSE Nagala soo xiriir Whatsapp + 254 724-759-888