META MARKETING.
Baro Habka Loo Diyaariyo, rooro & Maamulo Xayaysiimaha Facebook & Instagram Bilow ilaa dhamaad oo Gaar Malaayiin Macaamiishaada isticmaala Meta PLatforms ( Facebook, Messenegr & Instagarm)
Raac xiriirka hoose si aad koorsada iskaga diiwan geliso
MONEY Back Guaranteed within 7 DAYS and Not Consuming more then 15% of Course Content
..................................................................................................................................................
MODULE 06: Waa Module aan ku diyaarinay tabo iyo tusaalooyin la xiriira roorida iidhah-yada ama xayaysiimaha Meta ( Facebook & Instagram ) iyo habkii aad u diyaarin lahayd xayaysiintaadii ugu horeysay & waxyaabo loo bahanyahay in aad iska ilaalido.
..................................................................................................................................................
MODULE 07: Maalinba Maalinta Ka Danbaysa Waxa nasoo Gaara Su'alo farabadan kana imaada ardayda koorsada iska diiwan gelisay kana faa'ideystay sida darteed sualaha inta badan soo laa-laabta ayaan halkan muuqalo ahan ugu daabacnaa jawaabahooda.
..................................................................................................................................................
MODULE 08: Waa Gaban Gabadii Koorsada oo waxaad codsan kartaa Shahaadada Koorsada sidoo kale waxaan ku daabacnay ilo aad kasii baran kartid Meta Ads iyo Guud ahaanba Digital Marketing Hadii ay ahaan lahaayeen Websites, Podcasts & Youtube Channels.
GUUD AHAAN KOORSADA ( CURRICULUM )
..................................................................................................................................................
MODULE 01: Waxaan ku diyaarinay Faahfahinta guud ee koorsada Qaabka ardaygu uga faideysan Lahaa iyo RESOURCES ka guud ahaan si ardaygu ula so dego, Fahanka guud ee Meta ads Termonolgy iyo Xiriirka ( Link ) Facebook Community Group si ardaygu ugu soo biiro su'alaha maskaxdiisa ka guuxayana ugu soo gudbiyo.
..................................................................................................................................................
MODULE 02: Module-kaan waa kan ugu muhiimsan Guud ahaan Koorsada oo waxaad ku baran doontaa Setup gareynta A - Z Meta Campaigns ( Awareness, Traffic, Engagement, Leads, & Sales ) iyo Sababaha loo adeegsado Dhamaan.
..................................................................................................................................................
MODULE 03: Waxaad ku baran doontaa tijaabinta Xayaysiintaada hadii ay noqon lahayd Sawiro ( Graphics ) ama Muuqaalo ( VIDEOS - REELS OR SQUARE FORMAT ) Waa muhiim in aad tijaabisid inta aadan roorin oo aad ogaatid kan inta badan macaamiishu ka falcelinayaan si aad Lacag iyo Waqtiba u save Gareyso.
..................................................................................................................................................
MODULE 04: Si Facebook u gaarsiiyo Fariintaada Xayaysiimeed Macmiilka Saxda waa in aad Qiixdaa una tilmaantaa oo aad adeegsataa Detailed Targeting iyo Segmented Audiences Module-kaan ayaadna kaga bogan doontaa habkii aad u sameyn lahayd.
..................................................................................................................................................
MODULE 05: Custom & Lookalike Audiences Waa muhiim in aad ka faa'ideysato hadii aad roortid Facebook ads Madama ay ka jaban yihiin Broad Audiences ayna yihiin Macaamiil ama dad hore ugu xirnaa bogagaaga ganacsiga ee META aadna dib u suuq geyn ku sameyn kartid ( Remarketing ) Module-kaan ayaad ku baran doontaa Habka loo diyaariyo loona target gareyo.
BONUS: SAACIDAADA ( CAWINAADA ) GUUD EE KOORSADA
( Not Only a Course Be Part of A Thriving Business Minded Community )
FACEBOOK COMMUNITY GROUP: Anagoo og Carqalada ugu weyn ee koorsooyinka online-ka (Caawinaad La'aan) ayaan Koorsadaan u Asteeynay Facebook Community Group Arday walbana Kusoo Gudbin karo su'alaha la xiriira Koorsada Jawaabna u heli doona 24 saac gudhood.
MONTHLY ZOOM MEETING: Bil Kasta Waxa ay ardayda Koorsadaan la Qaataan Macalinka Koorsada 2 Kulan 60 Daqiiqo Kulankii Si ay Guud ahaan Su'alo kaga weydiiyaan Suuq Geynta Casriga (Digital Marketing) iyo fahanka guud.
COURSE RESOURCES: Koorsadu Muuqalo kaliya ma ahan ee 80% waa Practical Anago weliba raacinay PDFs iyo Workbooks aad Ku Practice gareysid si aad casharada koorsada uga mira-dhalisid aysan u noqon daawo oo ka gudub Module-kasta waxa uu leeyahay Laylis aadan ka gudbi karin hadii aadan ku Baasin.
PLUS
BONUS #01
...........................................................
Course Manual
E-Book.
.png)
Build Business
Customer Persona
BONUS #03
...........................................................

BONUS #02
...........................................................
Creative Brief
Template
.png)
Detailed Targeting
Locations worldwide
BONUS #04
...........................................................
.png)
WARCELINTA ARDAYDA KOORSADA KA QALIN BEDESHAY.









Mid kamid ah ardaydii ka qalin bedelatay koorsada Facebook & Instagram Marketing
Ahmed Bare - Nairobi

Raac xiriirka hoose si aad koorsada iskaga diiwan geliso
MONEY Back Guaranteed within 7 DAYS and Not Consuming more then 15% of Course Content